VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jecliyaduntaada - Lyrics

uheelaniyaa danteenaa hubaal jecliyaa duntaada hamuun qabiyaa dartaadaa usoo hiryataa agtaadaa ayaan socday raadiskaaga si aan uhantooo qudhaada u galey halis aawadaa hogbuu galay caashaqii hadaanad helay naftaada haraad tiri kareyn bogeyga miyaan ku qancaa hilowga habeeno kaseexan waayey hasaawiyo sheekadaaada anaa huba caashaqaagu ho weyn buu iiwadaayee hilaaciyo hogol daruura hadana aan ii da aynin horshaha aan iga tareyn miyaan ku haraadayaa hadaanad helay naftada haraad tiri kareyn bogeyga miyaaan ku qancaa hilowha
Queue is empty
-- / --