VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kal gacal laxemeye xiiso male - Lyrics

anoo kuxushaa qalbiga xagatoo xanuun ku abuuurtay laab xalanoo kal gacal laxuimeeyay xiiso malee naftaan ka xoreey maxaaleeyee xiskayga jaceylka xoori hadee caashaqa xumidiisa xal baan uhelee xusuustii hore xambaaro hadee anoo ku xushaa xidhiidhkii jartoo beenbaad uxadreysay xaqiiqdii nacdee caashaqan laxurmayn xaraarad maloo xan iyo wuxuu dhali nacayboo xajeey dhinaceya adaaa xanibee caashaqa xumadiiisa xal ban uhalee xusuustii hore xambaaro hadee
Queue is empty
-- / --