VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aabe - Lyrics

Abaheygii gacalow gesigii layga berewo Wanaag igu gardadiyow Geerido xaqweyee markey iilka lagu geyooo Mala iigta kuso gashaaa Kuma ku hashan aabee Illahey ku garabsiii su'al lama gafankii Godka wasac ku noqoy gulle nuur haku galiyo Abaheygii gacalow gesigii layga berewo Wanaag igu gardadiy Waxa bahal gurgurtiyoo aboor gulle ka cili Go'a janaad lagu hubin oo hurid gogal xariired aabe Geedaha fardowsiyo janadii ayar lagu geeyoo Kugu leyso akhira ifka ugu u roneede
Queue is empty
-- / --