VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa qurux iyo wanaag - Lyrics

Adaan quruxiyo wanaag Adaa qotaniyo hanaan Adaan dadka kuu qiree Adaa raga qiimo dheeroo Adaa qorshahaygu yahay Inaan qoys wada dhisnee Waxaad tahay qayb ka mida Naftaydan qahligaa Qadarinbaad mudantee Miyaan qofba kula simaa Adaa farxad lagu qanciyo Adaa qosoliyo kalgacal Aduu qaabkaagu yahay Adaan qalbigayga iyo Adaan kugu qoray wadnaha Ku qabo maankaaga taa
Queue is empty
-- / --