VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aroos - Lyrics

eegmo iyo joog anshaax iyo dhalad ifka ugu wacan asal iyo dhalad oori gobanimo edeb lagu saday ee wada iyo qurux aan la dhaafshay aynigeed dumar ilwad iyo qurux maryan sharafeey udgoon badaneey waxa tahay ubax oogta guran aga cara dheer lagu obarshoo akhlaaq lagu baray caawana arooskiina hobalow waa loo istaage hobalow waa aabo iyo hooyo hoobalow waa noqda ubad dhala hobalow waa farxad hela furan abidkiin hela astaan gobanimo arxan iyo samo gaari edeb loo aad u qurux badan maantabaano miiran ubaxyada arooskaagan aabo balayoo ku agaasimayee maryan ubaxeey udgoon badaneey waxa tahay ugub muqdishoo idil ila dhuuso mareeb loo istaago aroskeedi ishcalaaye
Queue is empty
-- / --