Heesta Baadigoob - Lyrics
riyadu xalay ila baxdoo boraman udalxiis tagoo baki iyo dila siimaroo barwaaqaa gobolka tiil
bulshadu way caweenayeen calankooda bilicda wacan cadan iyo buluug buu ahaa bil iyo xidig baan arkee
miyaadan balan aqoon haa haa bilaahi miyaad ogeen hee hee halkaad Bbe iiga taal mise qalbi waad bugtaa
bukaan baan ahay dartaa bil dhamaatay kumaanan maqal boqol kaar soogatoo taleefanku iima baxo
bar baaraha sool iyo sanaag hobyaan u baqoolayoo naftaan ku bogsii is iri beeraha mooskiyo cambaha
yarkaan u basaasayow baadi goob kaan kuugu jiray baafintaydii kuguma helin bidhaansina kugumaan arag
miyaadan balan aqoon haa haa bilaahi miyaad ogeen hee hee halkaad Bbe iiga taal mise qalbi waad bugtaa
bukaan baan ahay dartaa bil dhamaatay kumaanan maqal boqol kaar soogatoo taleefanku iima baxo