Jacaylka markaan bilawnay
ilaa goortuu barbaaray
Waxaa tahay bahalashayda

Dareenka adaa baxnaasha
Rajaad igu beertay aboowe
Ha burin haburin haburin
Wacadkaan bisleenay

Biladda caashaqa dhaxdeenana
Dharaar ha uquurin been ah

Kalgacalkaan bogayga taabtay
Dhamaan xidadda ku beermay
Waxaa tahay bahaldiisa

Barbaarta adaa ideeqay
Bogsiin hadalkaaga weeye
Haburin haburin haburin
Wacadkaan bisleenay

Biladda caashaqa dhaxdeenana
Dharaar ha uquurin been ah

Exit mobile version