VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhulka - Lyrics

inta doofka jecelee dhul shisheeye wali arag dhabta lagama maarmee murtidayda dhuuxoo dhadhan malaha qurboo waana lagu dhibtooda ALLAAN idinku dhaarshee dhulku waa dhulkiinii waa dheeman iyo luul waa dhaxal awawgeen dhaqankiisa dhawroo dheeliga u diida jigjiga iyo war dheer goday iyo qoroaxay fiiq gobol af dheer liibaan shiniiliyo ku dalxiis dhagax buur aad raaxo dharagtide xiise aan dhamaanbaan u qabaa dhulkaygee habeen iyo dharaarbaan dheelalaawayaayoo dhimasho iyo wad mooyee dhayal kuma ilaawee dhulka waan ku dhaartaa inkastoon ka dheerahay barwaaqada dhex taalee dhirta midhaha bixisoo iyo dhayda xoolaha iigu dheef iigu filan taa dhulka waan ku dhaartaa
Queue is empty
-- / --