VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Heestii dhulka - Lyrics

inta dhoofka jecelee dhul shisheeye wali arag dhulka lagama maarmee murtidaydaa dhuuxoo dhadhan male qurba oo waa lagu dhibtoodaa calan aan idinku dhaarshee dhulka waa dhulkiinii waana dheeman iyo luul waana dhaxal awoowee dhaxalkiisa dhawra dhawra dheeliga udiida udiida jigjigiyo wardheer goday qoraxey ifgooye afdheer liibaan shiniilee ku dalxiisa dhagaxbuur aad raaxo dharagtide xiisaan aan dhamaanbaan uqabaa dhulkaygee habeen iyo dharaarbaan dheelalaawayaayoo dhimashiyo wadmooyee dhayal kuma ilaabee dhulka waan ku dhaataa inkastoon ka dheerahay barwaaqada dhextaalee dhirta midhaha bixisoo iyo dhayda xoolaha iigu dheef dirantahay jigjigiyo wardheer goday qoraxey ifgooye afdheer liibaan shiniilee ku dalxiisa dhagaxbuur aad raaxo dharagtidee
Queue is empty
-- / --