Heesta Ilow mid kale - Lyrics
maalmaha taariikhda galey
misana mudane lahuboo
masalo goostaysan iyo
milgahaa jira lag calmadey
midiba mid kaley xigtaa
dadkuna maamuus xusaan
sidaabaan maankiyoooo
maskaxdiyo ugu hayaa anigu
markaad muxubada kalgacal
wanaag ila meedhigteeee
adaa maaxdoo qalbiga
jaceyl kuma taashayoo
marnaba kama maarmayee
macaanow macaanee
macaanow ilow midkale
maahmaahyadu aadmi qudhay
murti mubaleee layidhi
marxalad lala eegtayoo
micnahaa jira loo cuskadey
martibey midkaleey nacdaa
indhaha ka meer meerisaa
sidaan baan murugiyo
mushkila ugu arkaa anuu
markaad milicsiga habalha
xaqdhowr uyar muujisee