Jeesjeestayoo waayadan
Afkiibaa juuqda gabay
Jawaabihii yaab galaxy
Jahadii sow igama lumin
Jabkaygu alaa jabkayga
Inaan ku jirsoon ku helin
Jaarkuba sow may ogaan
Naftaydu kumay jeclaateenh
Dartaada uma jiroote
Macaan madhaheen had iyo jeer
Wiilkaan kaligii jeclaad tahay

Ixumaysayoo maalmahan
Axdigii kana jeestoo
Jikaar miyaa yaab galay
Jihadii sow igalumin
Jabkayga allaa jabkayga
Inaan ku jirsoon ku helin
Jaarkuba sow may ogaan
Naftaudu kumay jeclaateen
Daryaada umay jirooteen
Macaam madhaheen had iyo jeer
Wiilkaan kaligii jeclaad tahay

Exit mobile version