VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kun iyo kow - Lyrics

intaan kobcayee yaraa korkiyo ka dhanaa kubana kashigaa hooy anaa ku jiraye maxaan kolkooli qabaye markaan kaalin qaadaye anigo kuraya kaftamay kabtayda midaan tolayn muxuu isku kay kakabay o kelmada erayo aanan gayin kasbiyo kuday iga dhigay kun iyo kaw ban arko kalsoonina kuma qabe karaamada dumarkiyo kuwan dhaqankii kufsaday ragaw kuligiin miyaa intaan kaligay ahaa kurmiyo kalana karkabo cishqigu kaynaha isudhin maxaan ku kifaaxay nolol markaan korta u lulay jacayl ku kibray ku kashbacay qofkayga midaan ahayn muxuu igu koodshay kadin o afkaygu waxaanu karin kas xumo kadisa igu dayay
Queue is empty
-- / --