Heesta Marwo - Lyrics
Marwo aan wax kuu dhibin
aan dhaqaalo kugu xerin
Dhibta kula wadaagta
Ma wax loo dhigaa jira
Marwo aan wax kuu dhibin
Quruxna looo dhameeyoo
Naxriista lagu Dhalay
Ma wax loo dhigaa jira
Dhamanta asluubta
Xubanaha aad ku dhaawacin
Yuunan dhiiga kaa galin
Hadmuu kaa dhamaanin
Dhimbilihii aad shidatay
Dabkoodi markuu dhilay
Adi soo kumaa dhicin
oo Dhaawac maad noqon