meel nabaadku kaguuray
xoolo naaxin kareynin
naqanaa umaleynayn
anigaa nolo mooday
nafteydii ugu baaqey
nacabkii dili laaye
midan iiba naxeynba
misna mooday naruuro
nadarbaa galistiisa
raga qaar dhan la dooda
nasteexaan umaleeyoo
anigaa unuglaadey
neecaw dhalanteedka
xubi naawilistiisa
nabar aan bogsanaynin
naxlin daacad uqaadey
niyadayda wanaagsan
nafteydii uciyaartey
nabarbad igu reebto
nabsibaan laguuray
nadarbaa galistiisa
raga qaar dhan la dooda
nasteexaan umaleeyoo
anigaa unuglaadey

Exit mobile version