VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta South Africa Ft Qaali ladan - Lyrics

waa inaynu sara kacnoo soomaalaay ka dhiidhinaa silica loo dilay dadkeena sansaarada wwilkii ay south africa gawraceen subaxii talaadadii siday sabi iyo waayeel dhagaxa ugu wada safeen sida xuna ugu dileen salaamaad min kuli aafaad cadawga south africanka samaana ka dooni mayno saaxiibnimo kama sugayno waa inoo seefiyo dagaal soomaali iloobi mayso siliciay noo galeen
Queue is empty
-- / --