waa inaynu sara kacnoo
soomaalaay ka dhiidhinaa
silica loo dilay dadkeena

sansaarada wwilkii ay
south africa gawraceen
subaxii talaadadii

siday sabi iyo waayeel
dhagaxa ugu wada safeen
sida xuna ugu dileen

salaamaad min kuli aafaad
cadawga south africanka

samaana ka dooni mayno
saaxiibnimo kama sugayno

waa inoo seefiyo dagaal
soomaali iloobi mayso
siliciay noo galeen

Exit mobile version