wiilasha soomaliyeed
raga iyaga ugu wacan
waynaha ugu deeqay qurux
cadawna ma waabin karo
hadaan washitoon dago iyo
hadaa wisiil geel ku raaco
hidiidiiyo hidiidihaa
hadaan walaalkay helaayoo
geesiga wiil soomaaliyed
samaan igu waaninaayaa
hidiidiiyo hidiidihaa
cadaw igu wiirsada iyo
wadeeca alle ajnabi
maxaa iga galay warkiisiyo
inaan la wadaago nolol
hobeeya hobeeya haa

wiilasha soomaaliyeed
wadnkay jecel yihiin
wadnihii qarankeena weeyaan
cadawna ma waabin karo
hadaan washitoon dago iyo
hadaa wisiil geel ku raaco
hidiidiiyo hidiidihaa
hadaan walaalkay helaayoo
geesiga wiil soomaaliyeed
samaan igu waaninaayaa
hidiidiiyo hidiidihaa
cadaw igu wiirsada iyo
wadeeca allee ajnabi
maxaa iga galay warkiisiyo
inaan la wadaago nolol
hobeeya hobeeya haa

Exit mobile version