A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z

Wuu idaadaheeyaa cover Lyrics

walee kama dawoobo
caashaqu dareeeniyo
hawl igama daayo
markastoon ladnaadaba
dhib wuxuu ka keenaa
dakhar iyo xumaajee
wuu idaadeheeya kol
ilaba dableeyaaa
iimana dulqaateee
ayaa iga daweeya dadow

wuu idamac ilowshoo
dirqiyo nafteyduu
caashaqu iduurshee
inuu geedku daran yahay
ergo looma diran karo
duludada taqaane
wuu idaadaheeya
kol iilaba dibleeya
iimana dulqaatee
ayaa iga daweya dadow
ayaa iga dulqaada allow

Queue is empty
-- / --