VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhayal jacayl - Lyrics

inuu dookhu maamulo dareenkooda aadmiga daadihiyo maankood darawaliyo ma ogtahay inu caashaq daranyahay oo uu dilaa yahay dawadaada ruux kale ku dul saaro ma ogtahay danbi maaha aniguna dabuubtaan kuleeyahay daf hadaan ku soo idhi jacaylbaan dayaysnahay dibindaabyo caashaqu diihaal inuu bado ruux loo daarona dubanaayo ma ogtahay ana milicsi daymada markii aan ku daawaday inaad deeqday laabtoo aan ku doorto ma ogtahay
Queue is empty
-- / --