VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raaliya - Lyrics

sidaa raybad guunoo intuu roobkii ku onkaday biyuhuna ay laba rog manayaan dhulku rays qabaw yahay oo ramaaska doogiyo ubixii rablooboo laamuhu ruxmanayaan sida loogu rayyee isha loola raacan ana kuu riyaaqee been laguma rayee qayrkiis u roonow run adan ku jecelahay miyay ruuxdu meel kale raaliya ka noqotaa sidaa dhul bogaad loo intuu rayda ku akumo banaaniyo hawd sare ku riimoo dadku raali kala yahay kaamana rogmanayaan in dhihii ku raadsaday raalibaanay kaa yihiin nafta waad u roon tohoo kala raysan maynee riyadii aduunkow
Queue is empty
-- / --