sidii dhool guyoo da,ay
wadnaha lagugu dheehoo
adigaa is dhaafshe
wanaag kuu dhameeyee
adaa i dhaliilee
aan dhawrno
nabsaa hadal dhameeye

dharaar walba ninkii nool
waxbaa dhaygag galiyee
ana waxa igu sii dheer
cishqiga dhaxal u haystee
adaa i dhaliilee
aan dhawrno
nabsaa hadal dhameeye

Exit mobile version