VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aragsan faaisa - Lyrics

aragsan faaisaye odgeenay ilwaadsan qurux loo asteeyay adigaba dunida xaqiiqdi aadmiga wax dherow dumarkana ugu ayaan badan adiga kartiyo dulqaad sugan anshax iyo aqoon badan ku ano kalsoonidu taala aktaade calafkaa hadii aad a siibto ilays iyo kuu daaro nuuro c/risaaq adiga helay cuduga janada iyo heelada aamiin amaansan faisa ilawaadey akhlaaqsan loo ducaaye adiga ayniga nasiibka idilkood dhaafay dumarkana ugu ayaan badan adiga murtiyo amaan mudan ubax iyo xariir istaahilo kalsoonidu taala aktaade calafkaa hadii aad a siibto ilays iyo kuu daaro nuuro c/risaaq adiga helay cuduga janada iyo heelada aamiin
Queue is empty
-- / --