VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bal eega - Lyrics

suleekhadaan quruxdeeda eega soomaali weeye bal eega dumar lama simayee eega eeega eega inantaaz bal eega sankiyo indhaheeda eega markii ay soconayso eega siijeed soojeed sida uu eebbaheen u sameeyay eegaaa eeega eega inantaaz bal eega eeega eega anigeey isaaqdayee eega eega eega zaamiya quruxdeeda bal eega.., salaxleey xidigteeda eega saxarla weeye bal eega cidna lama simayee bal eeg surkiyoo luqunteedan eega suuraddaa midabkeeda eega siijeed soojeed sida uu eebbaheen u sameeyay eegaaa eeega eega inantaaz bal eega eeega eega anigeey isaaqdayee eega eega eega zaamiya quruxdeeda bal eega.
Queue is empty
-- / --