VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cafis baan ka doorbiday - Lyrics

Cidla iyo ruuuxiii Caloolyoow la taaaha Culays weeyn dareemoo Nafuu caashaq helay Cududaar ma weydaa Ma is canaanataa Sidii ciil qofuu ku raagay Sida caawa aan ahay Caro ma u ilmeysaa Inkastoon colaad qabo Naftaydaan celceliyaa Ceebaha ka dhowrsadaa Oo inaan cad goostaaa Cafis baan ka doorbiday Cunna iyo ruuxii Oonta kaaga caaga Caaawinaad u baahdee Nafku ciirsataa Sidee loo canaadaa Mala ciirsadaa qofaan Saaani kuu cajabinooo Sidii ii ciqaabtay baan Maku caaafimaaaddaa Inkastoon colaad qabo Naftaydan celceliyaa Ceebaha ka dhowrsadaa Ogoow inaan cad goostaa Cafis baan ka doorbiday....
Queue is empty
-- / --