VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daljiir - Lyrics

dalkayga hooyo dunidaan u jeclahee dekan jaw-jaw diifaaciisa dhiig inaan u daadsho kama daale dal jirbaan ahay shumac aan damayn iyo adaa ii daaray nuurkee daa'im hadii uu i oofsado inta iga danbaysoo dalyeerka ubadkeena iyo dalkaaaga hooyo u istaag u istaag dib noqosha iyo dandaansi ma aqaan degan jaw-jaw duruufuhu ma kaaran dushayda oo dawladaydaan difaacanaya shumac aan damayn iyo adaa ii daaray nuurkee daa'im hadii uu i oofsado inta iga danbaysoo dalyeerka ubadkeena iyo dalkaaaga hooyo u istaag u istaag
Queue is empty
-- / --