VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dawada guurka mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Qadar keeyow
Dawada guurka

dugsiga libintaa daryeelka leh
dantiyo noloshaa u heerka
dawada guurka u door mudan
lamaano is doortayba ku dege

xigaal dahabiyo danbaa xidhiidh leh
geyaan ka is doona waa daraje
dookhiyo waa laba dareen ku hogoo
jacayl raaxada dhexdiisa dhamoo
iskugu daray calaf ma dheeluhuye
damaashadka loo durban tumay

diiniyo samsam waa
qof daro jala hoo
da deeda dhamaan
u door mudanoo
duntiyo ehelkeeda dawladagan
dabcigana hooyaded
ka raacday dushee
duxdana kala siman
damiir samir laho
la daawado weeyi daacadnimo

durbaanka iyo heestu waa dadabto
dabaaldagu waa daraadiino
xariir darmla la idinku daree
daweys u samee damiir wacane
dulqaad khalidow dabluhu ku ladho
ladnimo wacanbaad is doonten

dadkuna ubax buu dushina dhigay
ducada eebaa docdiisa barye
caruur daadihiya deeq malabo
barwaaqiyo dagaa dawiyo raysee

codkii Qadar keeyow