VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhayman - Lyrics

aa dheemanay adnaa inaad tahay dhamays loo dhameeyay quruxoo dhaqankii hooyo huwan inaad tahay dhowrsanoo nasiibkoo dhankaaga jiro calafkii kuu dhignaa iyo maherkaagiba dhacoo waxa laguu dhigay aroos oo laguu dhigay aroos anaguna dhaantiyo ciyaar walisa qaan kuu dheelnaye ubad diinta dhowro oo dhaqanka ilaasha abid rabi dhaxal ha kaaga dhigo dheemanay adnaay inaad tahay dharaar dhaayahu ka helan iftiin dhaqankii hooyo huwan inaad tahay dhowrsanoo nasiibkoo dhankaaga jiro calafkii kuu dhignaa iyo maherkaagiba dhacoo waxa laguu dhigay aroos oo laguu dhigay aroos anaguna dhaantiyo ciyaar walisa qaan kuu dheelnaye ubad diinta dhowro oo dhaqanka ilaasha abid rabi dhaxal ha kaaga dhigo
Queue is empty
-- / --