VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhool cover live - Lyrics

dhool da'day la moodyay waan kugu dhadhamayaaye dharaartan kulanaa dhulku ila wareego dhimasho iyo nolol wali kala dhex jooga halkii aad imarisaba dhulkeenu weeyi taladu adna ha igu dheerayn dhibatadan i haysa ii soo dhaweeyo aan dhamayno xaajada geeed baxay la moodyee dhin dhan ku dhaygagaye dhawaaqan jeclaystaan dhakhso kaa biinaya dhayal ha u malaynine iga dhab caashaqu wadnahay ii dhufanayee i dhiig qubanaye dhibatadan i haysa ii soo dhaweeyo aan dhamayno xaajada
Queue is empty
-- / --