Waqti waliba dhacdadii dhaan iyo marinkiii 2xx
Dhul iyo dhudhunkii aniyo dhibteeydeee 2x

Waqti waliba dhacdadii dhaan iyo marinkiii 2xx
Dhul iyo dhudhunkii aniyo dhibteeydeee 2x

Dhuubaneey dhaayal qurxoon dhuubaneey
dhaayal qurxoon dhaar baan ku dhiiranee
jacaylka halkee dhigi alla aniga adiga jacaylka halkee dhigi 2x

Adna shaki kugu dheer adigaa
Dhabtii hodan aamini yaad dhaafi weeydee
miyaan lumaa adoo dhoow miyaan dhintaa adoo nool 2x

Cid dhaqaajisaan jirin dookh iyo dhankuu rabo cid dhaqaajisaan jirin
dookhiyo dhankuu rabo dhag iyo laab maqaar iga dhammeeyay dhiiggeee 2x

Dhuuuxiyoo laftaa dhibaa dhuuxiyoo laftaa dhibaa
dhaawaca adoon dhayin heesaha ma dhaafeen
alla aniga adiga heesaha ma dhaaafeeen 2x

Exit mobile version