VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumar - Lyrics

Dumar gaaridoodii GAyaan taan ka doortee Garashada ku raacaayaa Dayax guudka sare iyo Iftiin gaara dunidaa Adaa goob barwaaqiyo Iga dhigan gun iyo nabad Nafta gacal utahayoo Waagii gaduutaba WAYNE waxaan ka tuugaa Guur inaan wadaagnoo Gacalooy wadaagnee Guur inaan wadaagnoo Fartuunee wadaagnee Nafta gacal utahayoo Waagii gaduutaba WAYNE waxaan ka tuugaa Guur inaan wadaagnoo Fartuunee wadaagnee Guur inaan wadaagnoo Macaaneey wadaagnee Nafta caashaqa galisoo Gunta beerka hoosiyo Halistiiba gaaree Gacalooy daraadaa Ugu go'ay hurada oo Galin dhaxe habeenkii Muuqaaga goobaaa Nafta gacal utahayoo Waagii gaduutaba WAYNE waxaan ka tuugaa Guur inaan wadaagnoo Fartuunee wadaagnee Guur inaan wadaagnoo Macaanee wadaagnee
Queue is empty
-- / --