VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumar doon - Lyrics

dumar doon ayaan ahay dunidanba soo maray deeqooy mid kula mida dareenkayga may galin dadku waxay yidhaahdaan dhiyaasbaraad tihiinoo dabeecadihiinu waa halis waana daymo badantihiin doolar iyo diinaarbaan dhinacyada kaa dhigaya dabadeed dakaynaa nafteenaan u dooray dumar doon ayaan ahay nolol waa dadaale waayo arag dadaalaa doqon ma ahe karo calankaa dushaydaa duni aan u jecelay dufaaciisa kama dago dal jir daacadaan ahay digtoonawda kuma eki dookhna waan u leeyay hadaan adi ku doortee dumar kaa jeclaystay waaryaadhaheen anaa idin kala saariyee dhagahiina isiiya labadiinan dooqee doorashada u taagan aan kala dabiibo dadkuna ha ogaadeen daryeel waa halkiiye DAA'IMBAA diwaan qoray cidi wixii u dooran looma diidine garo duulitaana ma rabo dayaxbaanan doortay dalkaygaan ku noolaan jacaylkaan dugsanayaa dalkaygaan daryeeli
Queue is empty
-- / --