VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Duruusta jacaylka - Lyrics

duruurta jaclka adooy ku abuuran laabtayada dushayda ka muuqay duruusta jacaylka midkan la darseen dadkaba ka xushoow dugsaday eraygaaga ku daabacan laabtayada farxadana ku dakeeyay dadkana usareeyay dugsaday eraygaaga ku dabacay laabteeyda sidaan isu doonay dareen isku siinay dunidu ka cajaa ibtay dartaa udaneeysay dadaal dadaal u horseeday danbeeyso u xeersay
Queue is empty
-- / --