duruurta jaclka adooy
ku abuuran laabtayada
dushayda ka muuqay
duruusta jacaylka midkan
la darseen dadkaba ka xushoow
dugsaday eraygaaga
ku daabacan laabtayada
farxadana ku dakeeyay
dadkana usareeyay
dugsaday eraygaaga
ku dabacay laabteeyda
sidaan isu doonay
dareen isku siinay
dunidu ka cajaa ibtay
dartaa udaneeysay dadaal
dadaal u horseeday
danbeeyso u xeersay

Exit mobile version