VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gododle cover - Lyrics

gacaloy hooy gacalow gacantaydii midige gododle waa gadiisiye gurbad iyo hurhaan guri may gasheen gabgabn iyo ciil maaniga guntaday gabo xidhay gugaygoo weli galin todoba gododle waa gediisi naguryaal na gambiyay intuu ka tumo garbaaha waxa qariye la gambawsadeey gadhka xadhiga adag lagu giijiye guulbo adme kolay waa gardaran gaadmaii horaan la guuxaya gaaxdeediban la golongaloo gacaltooyadiin iga gaabsaten guulow allaa i gargarayee gabdhayahow galab wanaagsan hoy gabtii wa gediniye gacaloy hooy gacalow gacantaydii midige gododle waa gadiisiye sida geed ku yaal hagan madhan dusheedba gangandoodaya laba gebi dhaxdoode gabgablaynayaayo waan gohaya sida goosanari oo hirgaloo kala gaabiya orod hawdgacmee gubta gogol cidlaa ku gadandoomaya goodiyo abeesan gacal webi ma galaa gacamahaygiiba gudin igu jaroo dumar garsho ma leh geesiba goblamay marka ay gantaan sidii goodirkii garka iyo wadanaha garab kala heleen gabdhayahow allow aa galgaliyee oo gabteen gedina wa gabten
Queue is empty
-- / --