VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibasho - Lyrics

Sida hogasha rooboo hargaysiyo Hooy nugaaliyo muqidshoo ku hoortaan nuurka hilaadisaa oo Sida geed harwaynoo hoobaanta baxiyoo Ishu halacsanaysaa hibasho galisaayee Sida geenya hiil looo Hubqaad iyo asluub laha hibba eeba siiyaan had iyo jeer macaanay Kuu hiloobayaayoo Horjaaga jecelahayee Sidii deeqsi hiil lahoo Hoo iyo wax siin lahaa Lagu soo hirtaa baa naftu kuu hanwayntoo kuu haybiyaayoo Hadalkaaga jeclahayee SIda hanadka wiiloo hiilada iigu deeqoo hooyadiii ku faantaa Anna kugu haysaayee Sida haldhaa lagu uguboo Qurux loo hagoogoo Gobya godan kunool baan Anna kugu haysaayee Sidii deeqsi hiil lahoo Hoo iyo wax siin lahaa Lagu soo hirtaa baa naftu kuu hanwayntoo kuu haybiyaayoo Hadalkaaga jeclahayee Sida geenya hiil looo Hubqaad iyo asluub laha hibba eeba siiyaan had iyo jeer macaanay Kuu hiloobayaayoo Horjaaga jecelahayee
Queue is empty
-- / --