VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iga hiili caashaqa - Lyrics

Adaa qurux iyo Hanaan Adaa Hoodiyo wanaag Adaa haybad iyo Asluub Hantayoo Ideeqay X2 Adaa hamigayga Sare hubaashii Uqaadoo aduun Dabci aan lahelin Rabi kuu hibeeyee X2 Adaan kuu hilobay Hankeey ku racee Kaalayoo hamuntiyo Iga gooy haradkoo Iiga hiili caashaqa X2 Adaa garashiyo Hufnaan Adaa Habsamiyo garaad Adaa hadal san iyo Xishood Helayoo Ijiitay X2 Adaa haga ooqalbiga Hooy kuu ahaadoo Adaan hiil iyo hooy Hawen kaga doorte X2 Adaan kuu hiloobay Hankeey ku raacee Kaalayoo hamuuntiyo Iga gooy haraadkoo Iiga hiili caashaqa X2
Queue is empty
-- / --