VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inanatu - Lyrics

waxaa ii darnaayoo damac igu abuuraa i door doorinaayee darajadii naftaydaay dadka taan ka dooortaay daacad igu daryeeleey waxa jira walaaleey walaal inaan liito awgaa oo heedhe heeedhe hibiloo hibiloow wayaabaale oo heedhe heedhe inantu waa taan jeclaa caadiga waayaha aduunkoow warma qaba jacaylaa ula dibad wareegaaye mid kastoon waraystaaba warsan iima sheegaayo wuu igu dhago adkaadaa waxa jira walaaleey walaal inaan liito awgaa oo heedhe heeedhe hibiloo hibiloow wayaabaale oo heedhe heedhe inantu waa taan jeclaa caadiga
Queue is empty
-- / --