VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta jacaylkayga addigaa leh - Lyrics

jaclkaaga anigaa lah ku jees jees xaasidkaa leh jacalkayga adigaa leh nacabka jabintiisa le dahay farxad joogto adigaa leh jiir go a naxuuskaa leh naf wax jecel anagaa leh jawi quruxsan keena leh qalbi jaceyl leh adigaa leh wadne jacayl na anigaa leh jacal oodhan adigaa leh ku jecli adigaa lehee
Queue is empty
-- / --