jaclkaaga anigaa lah
ku jees jees xaasidkaa leh
jacalkayga adigaa leh
nacabka jabintiisa le dahay
farxad joogto adigaa leh
jiir go a naxuuskaa leh
naf wax jecel anagaa leh
jawi quruxsan keena leh
qalbi jaceyl leh adigaa leh
wadne jacayl na anigaa leh
jacal oodhan adigaa leh
ku jecli adigaa lehee

Exit mobile version