VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kalgacal baa ila darsee cover - Lyrics

waxay dani keento iyo kal gacalbaa ila darsay dad iyo dunyobaa ka goay wax ba daris ii noqdee dugaagaan weheshadaa dul meerayaa kaymaha halkad iga daydaydiyo halkan kana tage kala durkee ilah baa deeq baxshee dunida caashaqa ka daa doroshada caashaqa ka daa danayso anoo lahayn madala abid ahaa dan tiisa uheelanoo xishood lagu darriyee balsheeg danbiga wax qawa igu raacshey kaga dadkoo halkaa igu day diyo halkaa haye halkaa tagey kala durkee
Queue is empty
-- / --