VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Keeyoo remix - Lyrics

Aduun baa daraadaa Daliyada habeenkii Dugsi kama fadhiistee Dibadaha wareegaayee Haa Adna aqal dugsoon baa Dawadii naftaydaayee iga daawataayo Hadba dooxa iga eegtaa Ha ma dabeecadaada Ma anaad igu dayeesaa Ma jirka idamqanaayaa kugu oolin deeqaay qoroxdoo aroortii qaybisay falaadhaha ama qaanso roobad daruur mida ku qariseey qiimaheed ledahe qofid lama amaano qalad looma heese qureeshtii haweenkay naftan aad qancisayba kuu qudhuucdayo wanaag ku qirayse qabriga hortii qaraade dareen aad u qaboobiyo qaadirkay ha ku geeyo haa onkod roob kuma daayo ana taaha ma daayo ana taa ma ilaabo jacayl ood rogan maayo oon hilaac bixin maayo hayro weerar ma daayo wali aamusi maayo ragna geesi ma diido ila tiisa ma oodo calaf la iskama ooto ubax dayr ma qarsomo godka la iskuma aaro ifka la istudhaaya ilka la isma gargaaro abaar la iskama baaje nafsi ha iga amaahan axdigeena dhexdeena ha iloobin aqoonte maankiyo madaxa i kala maqanoo waryaahe waryaahe idina waa maagsanaysaane
Queue is empty
-- / --