VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma hurdoo - Lyrics

Samaan badanee sunta caashaqa baa saacad sahlan igu saahdo Shalay iyo maanta sidaan ahay Ma ojiyee, ma aqaanee Muragaa igu sii dheer Ma hurdoo mana harsadoo Maharsadoo mana hurdoo Murugaa igu sii dheer Meel cidlaan cududada ku ceesho Ciil qab caashaq culusaa Cidlaa badatoo cabsiyaa doortee Cidiga ku haayee Musigaa shanaa heedhee Murugtaana aan kaa saaro Sawirkaaga siman baa Sadrikayga saaqoo Suuradaada seef ahaatee Suubanay sabaax nuuray Sadrigaad ku taalaayee xuuralcayntii dunidaay Xaajiyoo xasiloo Xanaanee naftayda Xumaan ka ilaali Xilkaan ku xanbaarshoo Xajiyoo xaqdhoowrooo Xakamee naftayda Dhamaan waxyahii iyo oofahoo idil baad ku qorontahaoo Musigaa shanaa heedhee Murugtaana aan kaa saaro
Queue is empty
-- / --