VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maalmaha xoriyada - Lyrics

dalka inuu dalkeen yahay oo aan dadkiis nahay daah nagama saarnee waan udabaaldagaynaa sanad guuradeena udabaal dagaynaa doorka xoriyadeena udabaal dageynaa dib ugocoshadeenaan udabaal dageynaaa udabaal dageynaa dalkeenoo dhismaayaan udabaal dageynaa dadkisoo dhisaaya udabaal dageynaa lixdan guuradeenaan udabaaldageynaa doorka xoriyadeenaan udabaal dageynaa dib ugocoshadeenaa udabaal dageynaa isku duubnideeniyo calankeena dooga leh dusha sare kamuuqda udabaal dageynaa lixdan guuradeenaan udabaaldageynaa doorka xoriyadeenaan udabaal dageynaa dib ugocoshadeenaa udabaal dageynaa kala daadsanaatiyo kala durugii waa hore oolaga dawoobaa udabaal dageynaa lixdan guuradeenaan udabaaldageynaa doorka xoriyadeenaan udabaal dageynaa dib ugocoshadeenaa udabaal dageynaa dawladnimaadu waa door lagu kala dambeeyee maandeeq hasheenaa udabaal dageynaa lixdan guuradeenaan udabaaldageynaa doorka xoriyadeenaan udabaal dageynaa dib ugocoshadeenaa udabaal dageynaa da kastuu ahaadab danaheena guudoo loo wada dareeraan udabaal dageynaa dib ugocoshadeenaan udabaal dageynaa lixdan guuradeenaan udabaaldageynaa doorka xoriyadeenaan udabaal dageynaa dib ugocoshadeenaa udabaal dageynaa
Queue is empty
-- / --