VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maryama - Lyrics

Qofbaad tahay igu dhex nool Maxaadeys iga dhagaysan Wixii hadal lagu dhameeyo Jacaylkaagaan dhameyn Qofbaad tahay igu dhex nool Maxaadeys iga dhagaysan Wixii hadal lagu dhameeyo Jacaylkaagaan dhameyn Macaan kuu dhago nuglaaday Kuu dhiibay oo naftayda Macaan kuu dhago nuglaaday Kuu dhiibay oo naftayda Maankaa ku dhawrayoo Ku soo dhaweystayoo Dhaxalna murti kuugu reebay Maankaa ku dhawrayoo Ku soo dhaweystayoo Dhaxalna murti kuugu reebay Macaan kuu dhago nuglaaday Kuu dhiibay oo naftayda Macaan kuu dhago nuglaaday Kuu dhiibay oo naftayda Maankaa ku dhawrayoo Ku soo dhaweystayoo Dhaxalna murti kuugu reebay Maankaa ku dhawrayoo Ku soo dhaweystayoo Dhaxalna murti kuugu reebay Hadaan kuu dhaarto maryan Ma rabo cid kale aduunkan La,aantaa maba dhaqaaqo Dhib iyo dheef waa agtaada La,aantaa maba dhaqaaqo Dhib iyo dheef waa agtaada Hadaan kuu dhaarto qaali Ma rabo cid kale aduunkan La,aantaa maba dhaqaaqo Dhib iyo dheef waa agtaada La,aantaa maba dhaqaaqo Dhib iyo dheef waa agtaada Hadaan kuu dhaarto qaali Ma rabo cid kale aduunkan La,aantaa maba dhaqaaqo Dhib iyo dheef waa agtaada La,aantaa maba dhaqaaqo Dhib iyo dheef waa agtaada Dhaxaadii soo samraysay Dhexdeena jacayl adkaysay Udaadkii dhabar adaygtay Xubiga kalgacayl dhisaysay Dhaxaadii soo samraysay Dhexdeena jacayl adkaysay Udaadkii dhabar adaygtay Xubiga kalgacayl dhisaysay Sidaad ii dhiirinaysay Qayrkaybaan sare u dhaafay Sidaad ii dhiirinaysay Qayrkaybaan sare u dhaafay Kolkaad ii dhool cadaysay Dhib oo dhan ayaan Dhib oo dhan ayaan ilaawey Kolkaad ii dhool cadaysay Dhib oo dhan ayaan Dhib oo dhan ayaan ilaawey Sidaad ii dhiirinaysay Qayrkaybaan sare u dhaafay Sidaad ii dhiirinaysay Qayrkaybaan sare u dhaafay Kolkaad ii dhool cadaysay Dhib oo dhan ayaan Dhib oo dhan ayaan ilaawey Kolkaad ii dhool cadaysay Dhib oo dhan ayaan Dhib oo dhan ayaan ilaawey Hadaan kuu dhaarto qaali Ma rabo cid kale aduunkan La,aantaa maba dhaqaaqo Dhib iyo dheef waa agtaada La,aantaa maba dhaqaaqo Dhib iyo dheef waa agtaada Hadaan kuu dhaarto qaali Ma rabo cid kale aduunkan La,aantaa maba dhaqaaqo Dhib iyo dheef waa agtaada La,aantaa maba dhaqaaqo Dhib iyo dheef waa agtaada
Queue is empty
-- / --