VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mudantii haweenkaa - Lyrics

Nimuu caashaq Caashaq heeroo Hiiyi kici yayoo Hilow ba an la oyoo Hurdi wayay baan eheee Habeenkina xiisaha Hagaag uma caweeyoo Inan kale ma heebshee Mudanti haweenkaan Riyo kula haa sawaa Jeer aan hantiyo Ama aan heloo Hoy aan lagalo hari waayaye Had may ii iman Nimuu nacab Nacab Hagroo khadraay hog dheer iyo Halis uu ladoonoo Hakin waayay baan ehee Hubaashii nabsi ogola Halkiisii maseego cidlo kuma Hun goobee hoygii jaceelkaan dha dhab ugu hoyaadaa jeeraan hantiyo ama aan heloo hoy aan lagalo Hari waayaye Had may ii iman
Queue is empty
-- / --