VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muqdisho - Lyrics

Muqdishaay noloshayday Naxariista adunkaay Naftu tay ku nagaato Nuurkii dalka hooyo Masaakiin u maciin Xamar malabiin inta Kale ka muhiim Muqdisho may minin Midhaa cali kamiin Arag xaawo kiin waxa Jogto falastin baar Liin gabdho jiro 15 Labis kooda iftiin Kuligoo waa dhiin Dhiin Gaariga noo kici Xiim xiim daqadaha Noo xira bam bam Noo daar biib waa Play ciyaartu haday Tahay bilow boqoradi Dalka banaadir Adoon buuq furin Orod soo baro gobta Iisoo dhawow iidhiib Gacmah X2 Ku dhex mushaax Kifaax meel kastoo Magalada yow mushax Cuqdad manaqaano Ciyaal xamar nala shah Jawigeena iska sax Hadii kale bax meesha Soogal sxb fakatax Naftada unax kabax Xunka xamar neceb Baas ku tax my name Is sharma iska sax Look be four u leab Gobanimad ma aha Iib cadowgaga diid Dadkaaga la ciid Soobax fiid qofta soo Jiid waxa shidan shumac Shumis umac kuwa kale Qac qac sii bac bac Noloshaada dhac dhac Becouse waa bac Mana nihin isku fac Ii soobdhawoow iidhiib Gacmaha Cuqdad manaqaano Ciyaal xamar nala shah Jawigeena iska sax Hadii kale bax Hadii kale iska bax Waryaa bax
Queue is empty
-- / --