VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nadiira - Lyrics

hubqaadka iyo sharaftiyo hanaankiyo socodkaad hablihii ku dhaaftoo hooyadii ku korisaa habdhaqankeed leedahay illaahay hakaa dhigo tuu u hirgali habkeediyo habluhuna dhamaantood wada hiigsadaan abid naftan hibashadeediyoo nadiira halacsigaagii hurda seexan waayooo hadmaan gurii galaynaa ha hirgalo jacaylkuye ha mashaxaradeen haweenkuye huunooy barashadaadii naftaa habi ku noqotoo ku hamiday had iyo goor maruun inaan is helniyo wacan horumarkeenee illaahay hakaa dhigo tii aan is hananee beryo haybinaayee ifka ugu hanwaynaa naftan hibashadeediyoo nadiira halacsigaagii hurda seexan waayooo hadmaan gurii galaynaa ha hirgalo jacaylkuye ha mashaxaradeen haweenkuye
Queue is empty
-- / --