VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasii - Lyrics

nabdigayga jacaylka ku naaxay gobaad nasiib u heloo nafkaad badhkeed tahay adaa niyadayda nasteex u noqdoo adiga inta nool raga kaa naawilayaa miyaan nacabkeena nasteex u noqdaa miyuu nidirkeena nusqaan galayaa adaa nasabeey nacayb ka foogo sidii dayax nuura igu deeqay nashaad adaa naxariisiyo nidaam i baroo adaa nasaboo ka noogin warkaaga miyaan nacabkeena nasteex u noqdaa miyuu nidirkeena nusqaan galayaa
Queue is empty
-- / --