VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nobody - Lyrics

Dharaaraha wacnaanta Leh ruux kula wadaago Warka adigaan kaguraa Markay kaa wareertee Waayuhu ku ciilaan Haduu kaa wareego Ruuxad ku wayn tahoo Wadnihiisa kugu qoray Miyaa wax dheef miya Lasiista Wakhtiyada xanuun Kaa lehe ruux kula Wal waalo warka Adigaan kaa jiraa Markay kaa wareertee Waayuhu ku ciilaan Haduu kaa wareego Ruuxad ku wayn tahoo Wadnihiisa kugu qoray Miyaa wax dheef miya Lasiista
Queue is empty
-- / --