Heesta Qalbigaa ku riimay - Lyrics
qalbigaa ku riimay
qayb ka mida noloshaa
qaaliyeey kuu qiray
inaa tahay qalanjo
quruxleeyeye qalanjoo
qarnigan hablaha kacay
adigaan kaa qaatee
qawlkaygaa qiime
qaaradoo idil
qof ado kale
qiimahaan gaadhan waaye
qoroxdoo aroor
qaybisay falaadh
qaabkeeda leedahay
qunyar soo soco
qayb ka qaado
qorshihii cishqigeena
quruxeey
qaali luul
adaan kugu soo
qarwaayee
qanci naftaa
qalbigaa ku riimay
qayb ka mida noloshaa
qaaliyeey kuu qiray
inaa tahay qalanjo
quruxleeyeye qalanjoo
qarnigan hablaha kacay
adigaan kaa qaatee
qawlkaygaa qiime
qiyaastaan k
kugu qaatay qaali
qiyaastaan
kugu qadariyaa
qiyaastaan
kugu qancaaaye
qiyaastaan
igu qiiroo ee
oooyee oooyee
qiso jacayl ku qoro
qays iyo layl oo kale
qabyo kadaa iyo qilaaf
qoyskay noqotaan ku qancaaye
qalbigaa ku riimay
qayb ka mida noloshaa
qaaliyeey kuu qiray
inaa tahay qalanjo
quruxleeyeye qalanjoo
qarnigan hablaha kacay
adigaan kaa qaatee
qawlkaygaa qiime
qiyaasbaan
kuu qaata qaali
qiyaas aan
kuguu qadariyaa
qiyaas aan
kugu qancaaye
qiyaas aan
iigu qiiroo
qis jacayloo ku qoro
qays layloo kaleeto
qabyo ka daa iyo qilaf
qoyskay noqotaan ku qancaaye
kaalay kaalay
qalbigaa ku riimay
qayb ka mida noloshaa
qaaliyeey kuu qiray
inaa tahay qalanjo
quruxleeyeye qalanjoo
qarnigan hablaha kacay
adigaan kaa qaatee
qawlkaygaa qiime